TED Talks with Somali transcript

99 dhib ayaan qabaa...laleemana waa mid kaliya

TEDWomen 2013

99 dhib ayaan qabaa...laleemana waa mid kaliya
10,708,171 views

"Waxaan qabaa cudurka laleemada. mar walbo waan gargariira," Maysoon Zayid ayaa ugu horeentii shaaca ka qaadeso hadalkaan qosolka badan ee loo riyaaqay. (Xaqiiqdii, Waa mid lagu qoslo.) " waxaan ahay sidii Shakira oo la kulantay Muhammad Ali." Si wanaag iyo caqli ku dheehan tahay, majaajiliistada kasoo jeeda Arab-Amerikanka ayaa nooga sheekeeneyso safarkeedii layaabka lahaa ay la kulantay intii aay aheed Aktarad, Majaajiliiste qosol, deeq-bixiye iyo udoode dadka cuuryaanta ah.

Diana Nyad: Waligaa, marnaba haquusan.

TEDWomen 2013

Diana Nyad: Waligaa, marnaba haquusan.
5,707,101 views

Habeenkii mugdiga daran aheyd, malaay waabaaygu duray, biyaha dhanaanka ay ku margatay, kaligeeda isku heeseesay,qarweeysay... Diana Nyad dabaasheeda ayee iska sii wadatay. Waana qaabkii ay ugu dambeentii ku gaartay hamigeedii nololeed ayadoo cayaariyahan ah.100-mile oo dabaal aan caadi aheen ay ka soo bilaawday Cuba ila ka gaarto Florida-- ayadoo 64 jir ah. Maqal qisadeeda.

Mashiinkeyga biyaha hoostiis

TED2013

Mashiinkeyga biyaha hoostiis
1,320,203 views

David Lang waa sameeye kaasoo kaligiisa is baray siduu ku noqon lahaay bad-ku-taqasuse--ama, baray mashiin si uu mid asiga oo kale u noqdo. Hadalkii Lang ee soo jiidashada lahaa, Saaxibkeeni TED, ayaa na tusaya sidii asiga iyo kuwii shabakada bada jeclaa ay isku baheesteen si ay u dhisaan qalab baarayo bada hoosteeda oo raqiis ah misna il-furan leh.

Xiriirka ka dhexeeya shaqo la'aanta iyo argagixisada

TEDCity2.0

Xiriirka ka dhexeeya shaqo la'aanta iyo argagixisada
1,077,230 views

Waayo, dhalinyarada iyo shaqo la'aan ka jirto magaalooyinka waaweyn ee dunida , riyooyinka fursadaha iyo hantida ku aadan mar ayey run iman -- laakiin inta badan, waa culeys waayo waxa raadiya kooxaha argagixisada ah iyo ururada kale ee rabshaded. Doode xuquuqda Aadanaha Mohamed Ali wuxuu isbarbar dhigaya sheekooyin uu ka haayo magaalada Muqdisho si uu u sameeyo kiis xoogan u ku micneeyey wax cusub u soo saraarida da' yerta magaalada iyo himilooyinkooda.

Kumaan ahay? Mar kale feker

TEDGlobal 2013

Kumaan ahay? Mar kale feker
2,878,196 views

Sidee baan u go'aan sanaa qofkaan nahay? Majaajiladii layaabka laheed ee Hetain Patel uu ka jilaayay aqoonsiga, luqada iyo lahjadaba--- misna idinku taxadiyeenayo inaad si qoto dheer leh u fekertaan intii aad kaliya si muuqal sare ahaaneed u fekeri laheeden. Khilaawo farxad sare leh oo ay asiga iyo majaajilste YuyuRau jilayeen, oo ay ku baroorisay ama ku dhiiri galisay Bruce Lee.

Trita Parsi: Iraan & Israa'iil: Nabaddu waa suura gal

TEDGlobal 2013

Trita Parsi: Iraan & Israa'iil: Nabaddu waa suura gal
796,662 views

Iran iyo Israil: waa labo wadan oo xariiro hore leh taaso umuuqato in sooxumanayan, laakin dhamaan muronkoodi hadal karsananta, waxaa jirto taarikh kuqarsoon oo iskaashi ah, xataa saaxibtinimo . hadal warbixin leh , Trita Parsi waxo muujinaya sida isbadalka istaraajinimada hore ee lasoo dhafay tasoo kadhigan karto nabada mustqablaka ee labada wadan hadii ay doorbidan .

Peter Attia: Ka waran hadaynu ku khaldanay cudurka macaanka?

TEDMED 2013

Peter Attia: Ka waran hadaynu ku khaldanay cudurka macaanka?
4,258,278 views

Dhakhtar dhalinyar isagoo ah Peter Attia wuxuu yaraysanayaa arinka buke macaan qaba oo aad u cayilan, isagoo isku qancinaaya inuu isagu isugu wacnaa in qaliin cad-gooye ah lagu sameeyo. Lakiin sanado kadib ayuu garawysanayaa oo ay ka soo hor baxaysaa xaqiiqo cilmiya isagoo is weydiinaya: Fikirkaynu macaanka ka haysanaa ma saxanyahay? Suurtagal ma tahay in macaanku cayilnaanta sababo ee aanay cakiskeeda ahayn? Wuxuu diirada saarayaa sida mabaa"diideenu inuu hogaamin karto dagaal caafimaad oo seeflaboodnimo ah.

Lisa Bu: Sidee buugaagta u furi karaan maskaxdaada

TED2013

Lisa Bu: Sidee buugaagta u furi karaan maskaxdaada
4,963,279 views

Maxaa dhacaya marka riyo aad soo qaadey laga soo bilaabo caruurnimadaada ... aanan marna run noqon? Sida Lisa Bu ay ula qabsatey nolosha cusub ee Mareykanka, iyada oo u jeestay buugaagta si ay u ballaariso maskaxdeeda iyo in ay nafteeda u abuurto wado cusub . waxey la qeybsaneysaa hab gaar ah oo ah oo wax loo akhriyo. hadalkaan qurxoon,iyo hadal shakhsiyadeed oo ku saabsan sixirka buugaagta.

Peter Singer: Sababtee iyo sidee loo samayn karaa deeqsimada waxtarka leh.

TED2013

Peter Singer: Sababtee iyo sidee loo samayn karaa deeqsimada waxtarka leh.
1,880,611 views

Hadaad nasiib u leedahay inaad noolaato doonis la'aan, waa hibo dabiiciya inaad u noqoto deeqsi dadka kale. Laakiin filosofarka Peter Singer, wuxuu suaalayaa, waa sidee sida ugu wanaagsan ee wax loo bixiyaa? wuxuu ka hadlayaa tijaabooyin badan oo fikir ah oo layaab leh oo kaa caawinaysa inaad isu dheeli tirto shucuurta iyo ficil-gelinta -- aadna u yeesho saamaynta ugu wayn wax kastood aad wadaagi kartid.

Shabana basiji-rasikh: Car gabdhaha Afghanistiyiinta wax bar

TEDxWomen 2012

Shabana basiji-rasikh: Car gabdhaha Afghanistiyiinta wax bar
1,085,179 views

Qiyaas wadan gabdhihiisu ay u dhuumanayaan iskuulka, hadii la qabtana iyagoo wax baranaya ay cawaaqib xumo la kulmayaan. Tani waxay ahayd Afghanistan oo ay ka talinayeen Taliban, misna maanta ay calaamadaha halistaas ay weli jirto. 22-jir Shabana Basij-Rasih waxay leedahay iskuul ku yaalo Afghanistan. Waxay u dabaal dageesa awooda go'aan ee qoys kuwaaso aaminay gabdhahooda-- misna waxay noo sheegeesa aabe geesi ah oo u istaagay hanjabaad kaga imaanaysay dadkiisa.

Fahad Al-Attiya: Wadan aan biya lahayn

TEDxSummit

Fahad Al-Attiya: Wadan aan biya lahayn
1,529,461 views

Suurayso wadan leh ilo tamareed fara badan --saliid, gaas, ilays-qoraxeed, dabayl iyo dabcan lacag--laakiin la' mid kamida baahiyaha aasaasiga ah ee nolosha: biyo. Injineer kaabayaasha dhaqaalaha ah Fahad Al-Caatiya wuxuu ka hadlayaa qaababka cajiibka ah ee wadan yar oo bariga dhexe ku yaala oo la dhaho Qadar uu u samaysto qaabka waraabkiisa biyaha.

Misha Glenny: Kireysashada Burcada Internetka

TEDGlobal 2011

Misha Glenny: Kireysashada Burcada Internetka
1,438,902 views

Ayadoo ay jirto maalgalin Balaayiin Dollar ah oo lagu bixiyo amaanka internetka, ayaa waxaa la iska indha tiray mid kamid ah mushkiladaha aasaaska u ah arinkaas, waxaana weeye, dadka qora furayaashaas (Virus-yadaas) wasaqeesan, Misha Glenny oo ah sirdoon arimaha danbiyada ayaa waxa uu soo bandhigayaa nolosha qaar kamid ah dadkaas barnaamijyada sameeya ee danbiyada loo heysto aduunka daafihiisa, waxa uuna keenayaa fikrad cajiib ah.

Mikko Hypponen: La dagaalida Virus-yada, difaaca internetka

TEDGlobal 2011

Mikko Hypponen: La dagaalida Virus-yada, difaaca internetka
1,847,520 views

25 sano ayaa laga joogaa xiligii la sameeyay Virus-kii ugu horeeyay ee kambiyuutarada shakhsiyeedka ku dhaca (Brain A) , wax-wax dadka lagu dhibo ahaa markii hore, ayaa hada waxa uu noqday wax falal danbiyeedyo iyo jaasuusnimo lagu geysto. Khabiirka amaanka Kambiyuutarada Mikko Hyppönen ayaa waxa uu noo sheegayaa sidii aan ku istaajin leheen Virus-yadaasi cusub si aysan shabakada khatar u gelinin sida aan ognahay.

Hooyo iyo inanteeda oo ah dhaqaatiir geesiya-yaal.

TEDWomen 2010

Hooyo iyo inanteeda oo ah dhaqaatiir geesiya-yaal.
457,143 views

Waxaa loogu magac daray "Weli-yaasha Somalia." Dhaqtar Hawa Abdi iyo gabadheeda Deqo Mohamed ayaa ka hadlayo xaruntooda caafimaad ee ku taalo gudaha Somalia, halka ay-- wejidayada dagaalada sokeeye iyo cadaadiska daaha ka rogan ee dumarka,--ay u dhiseen Isbitaal, Iskuul iyo shacab nabadeed.

Lesley Hazleton: Lesley Hazleton: Akhrinteedi Quraanka

TEDxRainier

Lesley Hazleton: Lesley Hazleton: Akhrinteedi Quraanka
2,252,412 views

Lesley Hazleton maalin bay u fadhiisatay siday Quraanka u akhrin lahayd. Wixii ay heshay—qof Muslima iyadoon ahayn,ahna dalxiise kitaabka barakaysan ee Islaamka—wuxu ahaa waxaanay filanayn.Muxaadaradan ka imanaysa TEDxRainier, Hazleton kaftankeeda iyo dhuuxisteeda cilmi ee la yaabka leh, waxay inagula wadaagaysaa furfurnaantii iyo cajaaibtii ay la kulantay.

8 Sirood ee Guusha

TED2005

8 Sirood ee Guusha
14,410,517 views

Maxey dadku u guuleystaan? ma sababtoo ah waxa ay yihiin dad caqli leh? ama waxa ay yihiin dad nasiib leh? midkoodna ma aha. Falanqeeye Richard St John ayaa ku soo koobey sanooyin badan oo uu wareysiyo sameynaayey 3-daqiiqo jeedintan sawiro leh aan la hilmaami karin oo ku saabsan siraha qarsoon ee guusha..